Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhax lugeeyay magaalada Xarardheere (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ay wehliyaan wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale ayaa maanta ku dhax lugeeyay magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug. Qoor Qoor iyo masuuliyiinta kale ee la socotay ayaa tagay qaar kamid ah xaafadaha degmada Xarardheere, waxa ayna indhahooda kusoo arkeen xaaladaha ka jira xaafadahaasi iyo dad … Continue reading Madaxweyne Qoorqoor oo ku dhax lugeeyay magaalada Xarardheere (Daawo Sawirro)